
Dublin (RH)-Garoonka diyaaradaha ee magaalada Dublin ee dalka Ireland, waxaa lagu xiray diblomaasi Soomaali ah, kaasoo lagu eedeeyay inuu dalkaas u soo tahriibiyay dumar badan.
Ninkan oo aan weli la sheegin magaciisa, ayaa saxaafadda Ireland, ayaa sheegtay in uu degan yahay dalka Sucuudiga.
Waxaa la sheegay intii u dhexeysay Sebtembar iyo November ka hor inta aan la xirin, in dumar badan uu geeyay dalka Ireland.
Bishii November ayaa ka hor inta aan la xirin ninkan diblomaasiga waxa uu ka suu duulay magaalada Abu Dhabi, halkaasoo inta badan dadka wax tahriibaya ay soo maraan iyagoo ka soo galaya xaga xuduudaha.
Ninkan ayaa lagu xiray Cloverhill ee dalka Ireland.

Ireland waxa ay waayahan dambe ka mid tahay dalalka Yurub ee Soomaali badan u tahriibtay kuwaasoo ka yimid dalka Soomaaliya iyo meelo kale oo ka mid ah Afrika.
Soomaalidii u badnayd ayaa iska dhiibtay dalkaasi sannadihii u danbeeyey.
Soomaalidii u badnayd ayaa iska dhiibtay dalkaasi sannadihii u danbeeyey.
Radio Hormuud
Studio 3
Nairobi-Kenya